Qeexid
Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg naaqusi. ld naaqisin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld naaqisid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax yaraaday noqosho.
Qeexid Xigta: Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: N. ah: wax aan dhaamayn.
Qeexid Xigta: N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld naaqusi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: ld naaqus2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld naaqus1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u.j
Qeexid: Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: naa'ib m.l (-byo, m.dh) 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
f.mg1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: La n.: arrin falanqeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld nuxuusi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld naaqusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld naaqusin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Haweenay la guursaday; afo; oori; arad; maranti.
Qeexid Xigta: Haweenay karti iyo xishood leh.
Qeexid Kale: Labada qof ee isqaba midka dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab.
Qeexid Xigta: N. ah: wax aad u kulul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Naafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xiddig ka mid ah ururka naafo.
Qeexid Xigta: (m.w) Toddobada xiddigood oo “naafcadduhu” ugu horreeyo, “dirirkuna” ugu dambeeyo; waxay u dhexeeyaan toddobada “raqaha” iyo toddobada “daalallida”; waa xiddigo xagaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax fur ku adkeyn.
Qeexid Xigta: Ku n.: wax la kor saaray wax kale ku dhejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Qolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]