Qeexid

"N. ah: wax aan dhaamayn."

Qeexid Xigta

N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naaqus oo kali ah:
  • Miisaaniyadda ganacsigu (trade balance) waa farqiga u dhexeeya dhoofinta (exports) iyo keenidda (imports) oo noqon kara naaqus (deficit) ama saa’id (surplus).
  • Caafimaad-sooc: waa xaqiraad, iin-sheeg, naaqusid, laxaad-quudhsi iwm.