Qeexid

ld naallayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naallood oo kali ah:
  • Wuxuu ku sii naallooday kalgacaylka laabteeda ku aasnaa ee ay khasabka kaga soo saartay kurbadan kadiska ah.
  • Dadka Soomaaliyeed ee Waqooyiga oo afar dharaarood ku naallooday gobanimo kuna raaxaystay saxan-saxada xorriyadda waxay u heellanaayeen ku dhawaaqidda iyo dhalashada Jamhuuriyad Soomaaliyeed mid ah xorna ah.