Qeexid

"ld naallee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naalloo oo kali ah:
  • Dadka Soomaaliyeed ee Waqooyiga oo afar dharaarood ku naallooday gobanimo kuna raaxaystay saxan-saxada xorriyadda waxay u heellanaayeen ku dhawaaqidda iyo dhalashada Jamhuuriyad Soomaaliyeed mid ah xorna ah.
  • Waxaa ku qoran heshiiskaasi oo kale in dadka la soo celinaayo la dhawrayo karaamadooda qof ahaaneed, iyadoo lagu xusay heshiiskan in tallaabadan ay suurtagelisay nabadda, xasilloonida, iyo degenaanshaha ay ku naallooneysay Somaliland sannadahan danbe.