Qeexid

Ladnaan xag dhaqaalo iyo caafimaad.

Qeexid Xigta

Yididdiilo wanaagsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naallo oo kali ah:
  • Intii toban sanno ah, haddii la bar-bardhigo Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxa ay Puntland ahayd meel lagu naalloon karo.
  • Waxaa ku qoran heshiiskaasi oo kale in dadka la soo celinaayo la dhawrayo karaamadooda qof ahaaneed, iyadoo lagu xusay heshiiskan in tallaabadan ay suurtagelisay nabadda, xasilloonida, iyo degenaanshaha ay ku naallooneysay Somaliland sannadahan danbe.