Qeexid

Farax iyo guul ku jirid.

Qeexid Xigta

Wax rajo ku eegid. ld naalloo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naallee oo kali ah:
  • Ceelkaas Nuur iyo Naalleeyeba loo dhan yahayba waxay habar faqa odayaasha dhegeysatey ii sheegtay in arrinta ay la tageen tahay in reerkaasi ama Shirshoore-laan ama Shankarroonta soo raaco.