Qeexid

(-dayaal, m.l/dh) Qof markab ama dooni madax ka ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naakhuude oo kali ah:
  • Umaddeennuna waa tii shalay iyo dorraad oo dooni ay ku wadeen naakhuudeyaal ay aqoonta iyo waayo-aragnimaduba ku yareyd ay kula caarisay xeebta dib-u-dhaca, oo ah meel halis ah oo halaqyada iyo dugaagga hoy u ah.
  • Burcad badeed dishay Naakhuude doon Koox burcad badeed oo wadatay labo saxiimadooda oo ah nooca dheeraaya ayaa weerar ku qaaday Dooni kalluumeysi oo mareysay meel ku dhow xeebta degmada Xaafuun ee Gobolka Karkaar.