Qeexid

Miro bislaaday.

Qeexid Kale

Qof dhaqaalo ahaan ladan.

Qeexid Xigta

Qof la oggolaysiiyay inuu fuliyo arrin laga lahaa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naajax oo kali ah:
  • Somaliland asalkeedii hore ahaan jirtay maxmiyad hoos timaada Britain, waxay bishii May 1991-kii ku dhawaaqday madax banaanideeda, ka dib markii uu burburay taliskii milatari ee Muqdisho, waxaanay banaysatay hanaan ay ku naajaxday.