Qeexid

"ld nafto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naafto oo kali ah:
  • Mishiinada ay ka mid yihiin baabuurta, wershadaha, diyaaradaha, maraakiibta iyo wax wal oo ku shaqeeya Batrool ama naafto, waxaa ay leeyihiin saamayn degaan oo ah qiiqa ay hawada ku soo kordhiyaan mishiinadaasi markay gubtaan.
  • Dagaalkan naafto weerarka ah oo ay ka xishoodeen madaxdii dunida ee Xilasaamadka ahayd iyo madaxyo weyntii kale, balse waxa loo taag la’yahay labada kurey ee Buus iyo Baleyr lakala yidhaa.