Qeexid

"Nafley naafo ka dhigid."

Qeexid Xigta

Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naafee oo kali ah:
  • Beelaha isu haysta inay ka sareeyaan beelo kale oo walaalahood ah, kuna heshiin waayay isu tanaasul iyo sabata bixinta shacabiga aan waxaba galabsan ee ay naafeeyeen dagaalada macno daradaha iyo diihaalka gaajo ee u raacay.
  • Waa cudur naafeeya dadka.