Qeexid

eeg naafee. ld naafid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naafayn oo kali ah:
  • Dagaalka oo aad looga wer-wersan yahay ayaa haddana siyaasad-yaqaanadu sheegayaan inuu yahay shuqul lagu naafaynayo reer Eeshiya oo iyaga la isku adeegsanayo, kaas oo layska duqaynayo wershedaha iyo meelaha ganacsiga.
  • -96, wuxuu dhaliyay 12 gool, wuxuuna ciyaaray 13 kulan, kahor intii aanu naafayn dhaawacii ugu horreeyay ee Ruugga oo laga qalay.