Qeexid

"Aan had iyo goor la heli karin (wax); dhif ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naadir oo kali ah:
  • Wararki ugu dambeeyay Muqdisho Maydadka afar qof oo ku dhintay dagaallo xalay ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa saakay laga helay xaafado ka tirsan Degmadaas, kuwaasoo xirnaa dharka shibilka, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan.
  • Xuseen Xaaji Bood iyo Siyaasiyiin kale Waxgarad,Siyaasiyiin iyo Ganacsato kasoo jeeda Beesha Waceysle oo kamid ah Beelweynta Mudulood ayaa waxa ay sheegeen in ay Musharax Cusub usoo Magacowdeen Arimaha Doorshooyinka Xilalka Sare ee Maamulka G/Banaadir.