Qeexid

"Rug dad isku dan ahi ku kulmaan."

Qeexid Xigta

Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naadi oo kali ah:
  • Warar ay heshay Garowe Online, ayaa sheegay in falkaas uu ka dambeeyay Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) oo horay Gudoomiye uga soo noqday maamulka Gobolka Banaadir, isagoo la sheegay inuu ka carooday dibadbaxa oo aan isaga laga qaybgelin.
  • Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Muqdisho:- Amisom oo xalay madaafiic ku garaacday Degmada Kaaraan ee Gobolka banaadir.