Qeexid

"ld neecaw."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naacaw oo kali ah:
  • Waxad dareemaysaa naacaw qabaw, laydh iyo hawo lagu raaxaysto, marka aad Daallo dusheeda taagantahay, isla markana aad maqlayso foodhida kala nooc nooca ah ee shimbiruhu ku heesayaan.
  • Waxay naacawdaasi ruxaysay kob leh geedo waaweyn oo cumur ah, halkaas oo ay daaqayeen neefaf ka badbaadey dhacii ugu dambeeyey oo lagu qaaday geelashii dhawaan la weydaariyey, inta raggii dhaqay badankoodii hilibkoodii haadda loo waray.