Qeexid

"Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aanay ku jirin. Tus. “Idinkaa na siiyay buuggan”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Dhimman naxwe,

Dhimman / clitic

layeele naxwe,

layeele / object

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga na oo kali ah:
  • Wasiirka waxbarashada oo ay arrintaa waxka wediinay ayaa kagaabsaday inuu arrintan wax tafaasiil ah ka bixiyo balse waxa uu si kooban u sheegay inuu hayo cadaymo arrintan ku saabsan balse aanu haatan soo bandhigayn.
  • Si kastaba ha ahaatee, tallaabadan uu bilawgeeda lahaa Madaxweyne Rayaale ee ergada culus waqtigan loogu diray Laascaanood ayaa ah mid si weyn loogu baahnaa, aadna loogu jeellanaa.