Qeexid
"n (na') m.dh Xarafka afar iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane."
"n (na') m.dh Xarafka afar iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane."
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aanay ku jirin. Tus. “Idinkaa na siiyay buuggan”.
mu.dhm.ly
mu (magacuyaal) — magacuyaal (pronoun)
Qeyb: naxwe
dhm (Dhimman) — Dhimman (clitic)
Qeyb: naxwe
ly (layeele) — layeele (object)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
na2 xi. 1. (-na) Qurub lagu xiriiriyo laba tixood. Tus. “Dariishadda fur, nalkana demi”. 2. Xataa. Tus. “Waxa Guuled la siiyay Warfaana ha la siiyo”. 3. Midkoodna, mana. Tus. “Midkoodna ma imaan karo, qofna ma iman”, “Waxaan oo kale weligay ma arkin mana maqlin”.
Wadaag:
(-sas, m.l) Weel yar oo qori ka samaysan, gacan leh oo biyaha la darsado; kalax.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Qof lab oo qaangaar ah.
Qof lab ah oo wanaag iyo karti dheeraad ah leh.
Labada qof ee isqaba midka lab; say.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
nin la xoreeye m.l (niman ..., m.l) (taar.) Waqtiyadii hore addoonka marka la xoreeyo, beertiisa wuu falan jirey xorna wuu ahaa; xoryeel.
Wadaag:
ld nabyo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
naa'ib m.l (-byo, m.dh) 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
Wadaag:
Rabid la'aan.
Is n.: quus iyo rajo la'aan.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin.
N. ah: wax dhimasho u dhow.
N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
u.j
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
j (Jagaale) — Jagaale (ordinal)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Qalab dusha quraaradi kaga dahaarantahay oo iftiin bixiya marka korontadu soo gaadho.
Iftiinka korontadu dhaliso.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid.
Is n.: wax hurda iska dhigid.
Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab3.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Wax socdaal ka baaqday ahaansho.
Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi2, negi2.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad.
Hadal dood iyo dacwad isugu jira.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(f.g) Wax meeshii uu ka yimid ku celin.
(f.g) Gar qaadid.
(f.g) Cid dood iyo dacwo u jeedin. 4. (f.mg) U n.: u meerin, u akhrin. 5. (f.mg) Ku n.: ku celi.
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid.
U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Meesha ugu dhow wax laga nishaabi karo.
(dii.) Kitaab, qaanuun iwm oo la qoray hadalkiisa hore oo asalka ah oo ka duwan sharaxa ama waxyaale kale oo gadaal cid kale kaga darto.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Hawo kulul oo muddo yar socota.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: