Qeexid
ld maxabbo
ld maxabbo
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Weel badanaa argeeg ka samaysan oo sal ballaaran iyo qoor dhuuban oo weesada lagu shubto.
Qeexid Xigta: Quluc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]