Qeexid

"(-do, m.l) Khudbad cilmiyeed oo meel fagaare ah laga jeediyo. ld muxaadaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muxaadarad oo kali ah:
  • Sheekh Max'ud Macallin Nuur oo isaguna ka hadlay muxaadarada ayaa si weyn uga hadlay dhibaatooyinka dalka ka jira, iyo dilalka qorsheysa, wuxuuna sheegay in qofka la dilayo ay tahay inay xukunto Maxkamad Islaami ah.
  • Intii muxaadaradu socotay ayaa waxaa halkii soo weeraray kooxo hubeysan oo la sheegay inay ka mid yihiin kuwa ka soo horjeeda Dowlada Faderaalka Soomaaliyeed lamana soo sheegin wax khasaare ah oo soo kala gaaray labada dhinac.