Qeexid

"ld muusaw."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muusoo oo kali ah:
  • Ma dhicin inuu Rasuulka (scw) uu la kulmay Abuu Dar, markaasna uusann gacan qaadin oo uusan si farxad leh ugu muusoon.
  • Dadka Shiinahu waxay leeyihiin xikmad la yaab leh oo oraneeysa”Hadaad tahay qof aan muusoon karin ma ahan inaad dukaan furato” xikmadan ayaa ah mid micno weyn ku fadhida.