Qeexid

"Muug."

Qeexid Xigta

Waxa la daawado oo dhan sida filinka, masraxiyadda iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muuqaal oo kali ah:
  • Sidoo kale, marka aad eegto sidii ay dadku isu dhexqaadayeen ama is-dul-buuxiyeen, waxa xaaladooda lagu tilmaami karayey muuqaal dhinac fawdo ka ah, dhinaca kalena xaaladoodu waxay ahayd mid iskeed isaga nidaamsan oo aan rabshad iyo qalaanqal lahayn.
  • Ma muuqaal ka duwan soomaalida inteeda kale ayay leeyihiin?