Qeexid

"Tayo wanaagsan."

Qeexid Kale

Xurmo iyo sharaf. 4. Qayb yar oo u taagan alaab la suuq gaynayo lagana arki karo nooca iyo sifada alaabtaas. ld muuno.

Qeexid Xigta

Qurux haybad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muunad oo kali ah:
  • Dhammaan ragga arrimahaas oo dhan looga fadhiyo in ay sameeyaan oo aan isleeyahay ma aha muunada la soo samayn doono ee alaankaas jooga.
  • Shaqaaluhu waxay ka mid yihiin muunadda iyo aamin aad ganacsiga, haddii qofka shaqalaha ah wax ku filan oo mushahar ah la siin waayo waxa khasab ah in uu wax xaddo ilayn wuu baahan yahay’e Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Md.