Qeexid

"Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale."

Qeexid Xigta

Dameer weyn oo lab ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muun oo kali ah:
  • Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo agaasimaha hay'adda nabadsugidda DKMG ah Axmed Macallin Fiqi.
  • Haa, waxaanu odhan jiray: "Cibaadada Ilaahay baa dadka ku leh oo kala xisaabtamaya ee afkaarta qadhmuunee aad hoosta ku wadataan kuna qasaysaan diinta Eebbe ee qurxoon ka daaya, oo dadka diintooda ha nacsiinina."