Qeexid

"M. ah; wax badan."

Qeexid Kale

Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.

Qeexid Xigta

M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muul oo kali ah:
  • Ciidamada oo ku hoyday geerishka ama garaashka Xildhibaan caato ayaa saaka halkaas la yimid gawaari xamuul iyo waxyaabo dhulka lagu qado, kaasoo loo maleynayo in ciidamada halkaas wax ka daabuli rabaan, kaasoo aan si rasmi ah loo sheegi karin.
  • Habeen hore ayaa kooxo burcad ah rasaas ku furay gaari xamuul oo ku socday gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya, iyadoo haween saarnaa gaarigaasi lagula kafay kufsi iyo jirdil.