Qeexid

"ld muujin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muujis oo kali ah:
  • Kadib markii horumar ka muujiyay kulankii ay toddobaadkii hore kaga adkaadeen Aston Villa, Diouf wuxuu ku dhaqaaqay horumar kale, taas oo muujisay shaqada adag iyo farsamada fiican ee uu ku so bandhigay ciyaarta.
  • Abdallah oo waqtigiisa horey u dhacey ayaa xiligaan QM ka gabsadeen in mar kale la cusbooneysiiyo madaama beesha caalamka niyad jab ka muujisay in laga gudbo is-qabqasiga siyaasdeed ee u dhexeeya madaxda Somalia.