Qeexid

"Hadal, arrin iwm ujeeddadooda caddayn."

Qeexid Xigta

Wax, wax muuqda ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muuji oo kali ah:
  • Taas oo ka dhalata is-muujinta kooxaha kala qoqobtay Muqdisho oo mid kastaaba awoodeeda beejiso, isla markaana ay ka faa’iideystaan dadka aanay heshiiska iyo dawladnimada dantu ugu jirin ee boolida ku haysta hantidi guud iyo awooddii Qaranka.
  • Codadka rasmiga ah ee soo baxay ilaa hadda ayaa muujinaya in musharaxa Raila Odinga uu boqolkiiba afar ka horeeyo Madaxweyne Kibaki.