Qeexid

"Biyo, kayn iwm wax dhex marin, iyadoo aan la arkayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muudi oo kali ah:
  • Ganacsade Al-Camuudi oo lagu tilmaamo inuu ka mid yahay maal-qabeenada Maal-gelinta ugu badan geliyay Itoobiya mudooyinkan dambe, waxaa la filayaa inuu ka bilaabo deegaanada Kililka 5-aad hawl-gal xoolo iibsi ah, si uu u dhoofiyo.
  • Dhinaca koonfureedna ugu yaraan hal askari oo Maraykan ah, ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay magaalada Maxmuudiya oo u dhow Baqdaad.