Qeexid
(-dyo, m.dh) Cad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diyaariyay waliimo.
(-dyo, m.dh) Cad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diyaariyay waliimo.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Gaashaan.
Qeexid Xigta: Meel lagu gabbado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do/-dooyin, m.l) (riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: qof qaawan.
Qeexid Xigta: M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin.
Qeexid Kale: M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.lg1
Qeexid: (-xay; -xday) Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is giriirixin. ld matax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Nafley dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geeri, mawd, dhimasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.t
Qeexid: Derajada sagaal boqol sagaashan iyo sagaal ka hooseyso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maadasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dan; ujeeddo.
Qeexid Xigta: Allebari; sab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baabi'inta wax la baabi'iyo.
Qeexid Xigta: ld gumaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -aaday, -aatay
Qeexid: Wax baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho.
Qeexid Xigta: Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Qof qaawan ahaansho. ld mataxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld matixid, mutixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld maaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld mataatax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mataatixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho.
Qeexid Xigta: Hadal aan asluub iyo xishood lahayn noqosho.
Qeexid Kale: Qof qaawan noqosho. ld mataxnow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mutuxan. ld mataxnaan, mataxnaansho, mutuxnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]