Qeexid

"Khayaamo, eex, iyo mardadabaan cidi ku dhaqanto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga musuqmaasuq oo kali ah:
  • .Kala qeybsanaan dhinaca siyaasada ah iyo musuqmaasuq joogta ah, iyo Baarlamaanka oo gabey inuu yeesho fadhiyadii loogu talo galay si howsha Qaran ay u socoto, sharciyadana u hirgalaan.
  • "Maamulka Isbitaalka waa mid ku shaqeeyo musuqmaasuq, deeqo horay loo siiyay ayay si aan sharci ahayn u isticmaalay mana aqbalayno in tani ay wadadaas oo kale marto" ayuu yiri gudoomiye ku xigeenka degmada Baydhabo ee Al-shabaab Sh.