Qeexid

"(-do, m.l) Dal xukun gumaysi ku hoos jira."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mustacmarad oo kali ah:
  • Sannadkii 1940-kii, bishii Ogost, waxa Somaliland qabsaday Ciidamadii Mustacmaradii Talyaaniga ee gumaysan jirtay Soomaaliya.
  • Waa maalintii ay reer Somaliland ku guulaysteen Nabadda iyo Xasiloonida ay Soomaalida kale iyo Caalamkuba ku majeertaan, waa maalin dib u xustay halgankii wada-jirka ahaa ee ay dadka reer Somaliland gobanimadooda kaga dhacsadeen Mustacmaradii Ingiriiska.