Qeexid

"/dh (-lo, m.dh) Dhismo yar oo gudihiisa uu ku yaal god lagu saxaroodo laguna kaadiyo; suuli. ld muqsul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga musqul oo kali ah:
  • Tani ma aha mala-awaal ee waa mid ciqaabteeda iyo calaamadeedu ka muuqato magaalooyinka waaweyn ee dalka ugu yaraan bishiiba mar ama ay dhashaan lagu tuuro dooxyada, qashin-qubka iyo musqulaha, ayaa beryahan dambe ahaa war naxdin leh oo soo noqnoqday.
  • Waxaa jirto in dadkan qaxootiga ah aysan helin waxyaabaha nolosha daruuriga u ah oo ku filan sida cunada, hoyga, musqulaha, biyaha iyo sidoo kale caafimaadka iyo waxbarashada.