Qeexid
(-rro/masaamiir, m.dh) Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar1.
(-rro/masaamiir, m.dh) Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar1.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Musmaar wax iskula dhejin.
Qeexid Xigta: Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax musmaar ku qodbasho. ld musbaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax musmaar lagu dhuftey ahaansho. ld musbaaran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld musbaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg musmaaro. ld musbaarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg musmaaran. ld musbaarnaan, musbaarnaansho, musmaarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld musmaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld musmaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Lakaybo isdul saar saaran.
Qeexid Xigta: Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Qeexid Kale: Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Qeexid Xigta: Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Qeexid Kale: Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld musmaarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld musaraar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld musaraarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer2, musuraar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld musaraarid. Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay.
Qeexid Xigta: Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meeraha shanaad oo u dhexeeya mariikha iyo sulka; cirjeex; cirjiir.
Qeexid Xigta: (-ryo, m.dh) Ganacsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas.
Qeexid Xigta: Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: ld musmaaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld mushaalli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]