Qeexid

"(-imiin, m.dh) (dii.) Qof diinta Islaamka rumaysan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muslin oo kali ah:
  • Tahir Al-Qadri: Naarta ayaad ku danbayn Shiikh Tahir Ul-Qadri oo Pakistani ah oo hogaamiya kumanyaal muslin ah, ayaa booqasho London u jooga si uu u soo bandhigo warbixin uu ugu magacdaray fatwa oo caalami ah oo cambaaraynaysa argagixisada iyo isqarxinta.
  • Sucuddigu waxa uu kaga duwanaa dalalka kale ee Carabta iyo kuwa Muslinka ahba waxa ay si cad ula bahoobeen reer Galbeedka oo aynu wada ognahay sida ay u diidanaayeen mujitamcyada iyo xukuumadaha kale ee Islaamku.