Qeexid

"(dii.) Cid muslin ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muslimi oo kali ah:
  • Waxaa kale oo iyaduna jirtay in aanay badanka madaxdii maamulada goonida u go’ay la baxaan magaca “Khaliifka muslimiinta” oo la odhan jiray qofka ugu sarreeya ama madaxweynaha maamulka guud ee muslimiinta.
  • Waxey banneysteen in dhiigga muslimiinta la daadiyo, ummaddana lagu rido argagax, ka dibna la adoonsado.