Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhibaato weyn; belaayo; hoog. ld masiibo, masuubo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga musiibo oo kali ah:
  • Afhayeenka Dowladda Somalia Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa u sheegay IRIN in DF ay u ogolaanayso hay'adaha gargaarka inay howlahooda bani'aadamnimo labalaabaan, si logoa shaqeeyo hakinta musiibooyinka aadamnimo ee taagan xilligaan.
  • "Ciidamada dowlada ayaa goobta soo gaaray, waxayna ku guulaysteen inay meesha ka qaadaan dhaawacyada, arintan waxay ahayd mid aad looga naxay oo musiibo ahayd" ayuu yiri ruux ka mid ah dadka deegaanka oo magaciisa qariyay.