Qeexid

Illow.

Qeexid Xigta

Gef.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mushteeg oo kali ah:
  • Saxardiid: waqtigoodi waxa lagu qiyaasaa 1936kii ilaa 1945kii, waxaana ka mid ahaa rag aad u fara badan oo ay ka mid yihiin, Yusuf Qudun, Mooge Baban, Sanyare, Ayban, Cadduur Cali Axmad, Cumar Mushteeg, Farabadane, Yusuf Cadde iyo qaar kaloo badan.