Qeexid

"Meeraha shanaad oo u dhexeeya mariikha iyo sulka; cirjeex; cirjiir."

Qeexid Xigta

(-ryo, m.dh) Ganacsi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mushtar oo kali ah:
  • Bayaac-mushtarigaasi ha bilaabmee ma Burcuu ka yimi, ma Hargaysa ayuu ka yimi mise Berbera?
  • Laakiin ta igu kaliftay in aan maqaalkan ka diyaariyo waa arrimo la caadaystay oo isa soo tarayay ilaa muddaba taasoo u malaynayo in ay wax u dhimayso hakinaysana xawaarihii iyo isku dheelitirnaai heerkeena baayacmushtari.