Qeexid

Hanti yar oo la siiyo qof hawl qabtay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mushqaayad oo kali ah:
  • Mushqaayadan, waxa Wargeysku sheegay in Madaxkuusku amaahday, balse lama ogaan inta gashigu yahay iyo cid dillaal ka ahayd toon-na.
  • War aan beenna ahayn, runna wax uga dhiman yihiin ayaa sheegay in duqyaasha Guurida laga cawaray Mushqaayad yar oo ay kursi-kordhinta ku mutaysteen.