Qeexid

"(-do/mashaakil, m.l) Dhib aad u weyn. ld mushkilo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mushkilad oo kali ah:
  • Ra’iisal-wasaaraha Sweden Goran Persson, ayaa isna tilmaamay in tallaabo laga qaado wadamada faqiirka ah ee Qaxootigu kaga yimaado Yurub ay keeni doonto, Qaxooti hor leh oo kaga soo fataha dalakaas oo sii kordhiya mushkiladda hadda taagan.
  • Tony Adams wuxuu kaloo waraysigaa ku muujiyay inaanu ciyaaraha gabow uga fadhiisan, balse ay soo ridatay mushkiladda ka dhalatay dhaawacyo xad-dhaaf ah oo bariinsaday qaybaha kala duwan ee jidhkiisa.