Qeexid

"(-rro, m.dh) Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii. ld munshaar, munshaaro, mushaaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mushaar oo kali ah:
  • Dabadeedna, waxaa la bixin waayay mushaarkii, saboolnimadii ayaa badatay, laaluushkii iyo musuqmaasuqii ayaa kobcay, bangiyadii ayaa gorfay, dawladiina waxay ku baaqday iney kacday (bankruptcy).
  • Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee saldhigeedu yahay Muqdisho ayaan weli ka hadlin mushaar la’aanta ku dhacay ciidamada dowlada ee ku sugan magaalada baydhabo.