Qeexid

"ld masaafirin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga musaafurin oo kali ah:
  • Wasiirka amaanka Kenya ayaa sheegay in dalkiisu uu musaafurin doono Sheekh C/lla Al-Feysal oo ay ku eedeeyeen inuu ka dambeeyay mudaharaadka, kaasoo u dhashay dalka Jamaica, inkastoo ay diideen diyaaraduhu inay qaadaan.
  • Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland C/laahi Cumar Cige, ayaa u xaqiijiyay Haatuf, Musaafurinta garsoorayaashaa Soomaalida ah, kuwaas oo uu sheegay in maanta loo duulin doono magaalada Muqdisho oo ay markii hore ka yimaadeen.