Qeexid

"Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas."

Qeexid Xigta

Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mus oo kali ah:
  • Daahir Max,ud Gelle waxaa kale oo uu sheegay in ay arrintaaasi tahay kuwo looga dhaqmo Wadamo shisheeye, lana doonayo in shacbiga Somaliyeed ee muslimka ah lagu nacbeysiiyo Masaajidda ay ku cibaadeystaan.
  • Ciidamada booliska dowlada KMG ayaa maanta loo bilaabay mushaar ka maqnaa ku dhawaad 2 sano.