Qeexid

"Miraha qaarkood sida garaska iwm oo dubkii kore laga qaaday."

Qeexid Kale

M. ah: wax aan diir lahayn. 4. ld murxid.

Qeexid Xigta

M. ah: qof qaawan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murux oo kali ah:
  • Com, waxayna tidhi: Sida malow shanshadu muruxday oo maro ku duubaaya Ama mulac digaag meheriyoo, malab la dhuuqaaya.
  • Sida malow shanshadu muruxday oo maro ku duubaaya Ama mulac digaag meheriyoo, malab la dhuuqaaya.