Qeexid

"Murugo dareemid. ld murgoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murugoo oo kali ah:
  • Mudadii aan halkaasi ku sugnayn waxaan la kulanay wax naga faraxgeliya iyo wax aan ka murugoonaba.
  • Haddey hashu gudubto guri waxaa murugoonayay dadkii degganaa gurigaas oo waxaa ku dhacayay quus, halka farxad iyo yiddiddiilo weyn ay gelinaysay kuwa iyaga aynan weli hashuu gudbin guryahooda.