Qeexid

"Hadal, hees, gabay iwm murti u yeelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murtiyee oo kali ah:
  • Sidoo kale, murtiyeedkan waxaa lagu sheegay in shacabka Jabuuti ay u rajeynayaan nabad, horumar iyo guul, halka lagu dhaleeceeyay xukuumadda Eritrea laguna tilmaamay dowlad dhul boob ku socota.
  • “Ku deg-degi mayno wax go’aana dhinac kastaba ha ahaatee,” ayuu yidhi war-murtiyeedku.