Qeexid

"eeg murji. ld murgin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murjin oo kali ah:
  • Hadallada kasoo kala baxaya hay’adaha DFKMG ah ayaa u muuqda kuwo khilaafka sii murjinaya, iyadoo Xukuumadda KMG ah iyo Baarlamaanku ay isku raaceen inay kulammo ka yeeshaan khilaafkan maalmaha soo socda.
  • Madaxweynaha Somalia wuxuu sheegay in dalka ay qas iyo dhibaato ka wadaan kooxo rumeysan fikrado qaldan oo uu sheegay inay sii murjinayaan dhibaatada ka jirta Dalka, wuxuuna sheegay in burburkii xukuumadii Milateriga ay dhibaato u ahayd Somalia.