Qeexid

"eeg muri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murin oo kali ah:
  • Arrintaasi waxay si weyn uga muuqataa dalalka qarannimadooda dawladeed dhowaan hantay ee aan weli gaamurin oo xididaysan.
  • Waxa ila haboon inaan afkeenna aad u barano oo sidii aynu u hormurin lahayn ka shaqayno, laakiin waxa jirta aragti aan la is moogaysiin karin, taas oo ah aragtida bulsheed ee ku aaddan qofka afafka qalaad ku hadla.