Qeexid

Murud leefid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muri oo kali ah:
  • · Xisbigee bay Somalilandnimadu ku buuqsantahay oo beri laga yaabaa inuu bisadii muriyada la halowday inagu noqdo?
  • Waayihii Idaajaa uu ka shaqaynayay Raadiyo Muqdisho iyo guud ahaan warbaahinta qaran oo Raadiyo Hargaysa laliksa maansada iyo muritada gaarsiin jiray wuuxuu lafa guri jiray suugaantii maansayahankii Soomaaliyeed ee noolaa qarnigii 19d iyo kii 20d.