Qeexid

Dhacaan (geed) aad u kulul oo layskuna daaweeyo. ld murdud.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murdad oo kali ah:
  • Waxaa soo ifbaxay kalmado ku cusub afka Soomaalida sida Murdad, gaal iyo kaafir.
  • Waxaa soo ifbaxay kalmado ku cusub afka Soomaalida sida Murdad, gaal iyo kaafir.