Qeexid

ld murcud.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga murcood oo kali ah:
  • Daahir:- Hay,Hay,Hay, Murcoodkaan camal, waxaan ka soo gadan jiray Suuqa Anzaloti,5-tii xabbo waxaa layga siin jiray taano, 10-kiina kumi,isagoo weliba dhanaan ah.
  • Kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah: Aneexo;Cambe;Dhafaruur;Deelaal;Docol;Geesariyaad;ama Geesoriyood:Gob;Hammuude; Hohob;Moos;Muryood;Hiinfaal;Murcood;Mareer;Seytuun;Ismaan dhays;Canuuni;Caadh;Rooxo.