Qeexid

"ld muraayad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muraayo oo kali ah:
  • Muraayo iyo Aabaheed ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka, waxana halkas ku sagootiyay dhamaan hey'adihii ka qeyb qaatey xanaaneynteeda, iyaga oo gudoonsiiyay $1500 oo lacag ah.
  • Saxarada iyo kaadida ayaa ka daadaneysay markii Muraayo Mareykanka la keenay bishii February ee sanadkii 2007.